528 Views

Dowladda Ukraine oo baaqa u dirtay Qaramada Midoobay

Dowladda Ukraine oo baaqa u dirtay Qaramada Midoobay
____________________________________________________________________________

Sabti: April 23, 2022

  • Dowladda Ukraine ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay inay kaalin weyn ka qaadato dadaallada dadka looga soo daadgureynayo magaalada la go’doomiyay ee Marioupol si dadkaas loo geeyo goobo ammaan ah.
  •  
  • Waxaa laga codsaday Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres inuu si degdeg ah u soo farageliyo xaaladda.
  •  
  • Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa toddobaadka soo socda Moscow kula kulmi doonaa Madaxweyne Putin ka dibna wuxuu u sii gudbi doona Kyiv.
  •  

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post