429 Views

Gudoomiyayaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyina oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay Kuraasti Ceelwaaq lagu Doortay

Gudoomiyayaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyina oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay Kuraasti Ceelwaaq lagu Doortay
____________________________________________________________________________

Sabti: April 23, 2022

Guddomiyaha guddiga xalinta khilfadka doorashada Maxamed Cawil Warsame oo waxba kama jiraan ku tilmaamay doorashada Ceelwaaq maadama aaysan waafaqsaneyn heshiiski 17 September , sido kalana sheegay in doorashada Garbaharey aaysan aqoonsi heleyn maadama dowlad goboledka jubaland iyo guddiga seit ka maqan yihin.

Kuraasti Ceelwaaq laguso doortay waxa laalay Guddiga xalinta khilaafadka, mana heli doonin ID Card-ka xildhibanimo ee aay bixiyan gollaha shacabka

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post