636 Views

Dooni dalxiis oo lagu la’yahay dalka Japan

Dooni dalxiis oo lagu la’yahay dalka Japan
____________________________________________________________________________

Axad: April 24, 2022

Ugu yaraan 10 qof ayaa dhimatay, kadib kadib markii dooni 26 dalxiisayaal ah saarnaayeen lagu waayay jasiiradda Hokkaido ee waqooyiga dalkaasi.

Doonta oo lagu magacaabo Kazu 1, ayaa la rumeysan yahay inay ku jirtay safar saddex saacadood ah oo ay ku soo martay Jasiiradda Shiretoko.

Dadaalka samata bixinta – oo isugu jira helikobtero, doonyo roondo iyo quusayaal – ayaa weli socda. 26-ka qof ee la socday doonta, laba ka mid ah waxay ahaayeen shaqaalihii markabka, halka labana ay ahaayeen carruur.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post