540 Views

Mareykanka oo sheegaya in Ruushka ay albaabka laga galo dekedda Sevastopol ee Crimea usoo direen labo Hoombaro

Mareykanka oo  sheegaya in Ruushka ay albaabka laga galo dekedda Sevastopol ee Crimea usoo direen labo Hoombaro
____________________________________________________________________________




khamiis: April 28, 2022

 
Mareykanka ayaa sheegaya in Ruushka ay albaabka laga galo dekedda Sevastopol ee Crimea usoo direen labo Hoombaro oo ay cidamadda Badda Ruushka tababareen.

Sawirro ay qaadeen Dayax gacameeka ayaa muujinaya in Ruushka labadan Hoombaro u direen Badda madow bilawgii duulanka Ukraine si ay u ilaaliyaan.

Dhaqan ahaan, Hoombaradda waxaa tababari jiray ciidamada Mareykanka iyo kuwa Ruushka labadaba si ay uga caawiyaan hawlgallada biyaha hoostooda ah

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post