795 Views

barakac ka bilaawday Qeeybo kamid ah Guriceel.

barakac ka bilaawday Qeeybo kamid ah Guriceel.
____________________________________________________________________________


Talaado: May 10, 2022

Xaafadaha kuyaala waqooyiga iyo bariga magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa haatan ka bilaawday barakac ay  sameynayaan dadka shacabka ah ee ku sugan halkaasi sida uu KNN u xaqiijiyay Farxaan axmed fiicane oo ah wariye degaanada Galmudug uga soo warama Idaacadda Kulmiye.

Wariyaha ayaa sidoo kale sheegay in Dadkaan ay ka cabsi qabaan in lugu dul dagaalo, maadaama ey jirto cabsi ah in ururka Ahlusuna ee bohol ku sugan  ey soo weeraraan magaalada Guriceel.

Saraakiisha Ahlusunna ayaa sidoo kale  qaarkood lasoo xiriiray Qoysaskooda, iyagoona la wadaagay in uu jiro howlgal ay sameeynayaan sidaa awgeedna ay magaalada isaga baxaan.

Dhinaca kale Dowladda Somalia ayaa maanta qorsheyneysa in ay Gurceel ka dajiso sida aan kasoo xiganay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka sida  Ciidan gaaray ilaa 200 oo Askari oo ka tirsan Ciidamada Sida gaarka ah utababaran ee Haramcad

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post