867 Views

Sawir gacmeed lagu kala iibsaday $195 milyan oo doolar

Sawir gacmeed lagu kala iibsaday $195 milyan oo doolar
____________________________________________________________________________


Arbaco: May 11, 2022

Sawir gacmeed naadir ah oo laga matalay Marilyn Manroe oo ahayd atariisho caan ah , kaas oo uu sawiray Andy Warhol ayaa lagu kala iibsaday lacag dhan $195 milyan, taas oo ahayd lacagtii ugu badnayd oo ebed lagu kala iibsado farshaxan.

Waxaa la sameeyay sanadkii 1964-tii, wuxuuna iibka ka dhacay magaalada New York.

Waxaa iibsatay ninka leh shirkadda carwooyinka farshaxanka maamusha ee Larry Gagosian, iyada oo lacaha laga faa’iido loogu yaboohi doono hay’ad samafal oo ka shaqaysa arrimaha caafimaadka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post