1713 Views

DHAGAYSO:-Madaxweyne Faraamjo Oo Kahadalay Ceyrintii Nicholas Haysom

DHAGAYSO:-Madaxweyne Faraamjo Oo Kahadalay Ceyrintii Nicholas Haysom
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 15, 2019 – Dowladda Soomaaliya dalka uga ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomalaiya Nicholas Haysom,kaidb markii ay ku eedeysay in uu ku xadgudbay midnimada Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay ceyrintaas ayaa sheegay in markii Qaramada Midoobay usoo Magacaawday Soomaaliya ay u sheegeen in khilaafkasta oo soo dhexgala Soomaalda ay  iyada xalisaneyso waxkasta oo ay ku qaadato.

Waxa uu Madaxweynuhu sheegay in Nicholas Haysom markii uu tegay Magalada Baydhabo uu sheegay hadal ay ka caroodeen oo ahaa”Muqdisho Somaaliya ma aha Soomaaliya Muqdisho ma aha” taas oo sii kala fogeyneysay dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada sida uu yiri Madaxweyne Farmaajio.

Ceyrintii Nicholas Haysom ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dad badna u arkeen inay dhibaato ku tahay Shacabka Soomaaliyeed,hayeeshee Qaramada Midoobay ay sheegtay inay bedeleyso,isla markaana Wakiil Cusub soo Magacaabeyso.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment