474 Views

Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde oo dib loo fasaxay

Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde oo dib loo fasaxay
____________________________________________________________________________

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho Cabdinaasir Maxamud Gureey ayaa sheegay in dhamaan la fasaxay Duulimaadka Diyaaradaha ka soo dagaya Garoonka Aadan Cadde international Airport Ee Muqdisho.

Kadib markii ay soo dhamaatay Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya oo sida loo hakiyay dulimaadayda diyaaradaha.k qeybna ka ahaa bandowgii la saaray Caasimadda Soomaaoiya ee Muqdisho.

Waxaa si caadiyaha ku soo labtay shaqada Iyo Dulimaadyada Garoonka Aadan Cadde international Airport, diyaarado ayaa soo degaya kuwana waa ay duulayaan ayuu yiri” mid kamid ah Shaqaalaha Garoonka.

Ka sokoow dib u fasaxitaanka Shaqada Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde waxaa dib u furmay isku socodka dadka, Gaadiidka iyo Ganacsiga intaba.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post