432 Views

Kuuriyadda Wooqoyi oo iska diidy dalab uu Mareykanka u soo jeediyay

Kuuriyadda Wooqoyi oo iska diidy dalab uu Mareykanka u soo jeediyay
____________________________________________________________________________

Axad: May 22, 2022

 

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Kuuriyadda Woqooyi ay kasoo jawaabi weyday, talalka cudurka Covid-19 ee ay ugu deeqday.

Warbaahinta dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ku dhawaad ​​2.5 milyan oo qof ay ku dhacday “xummad qariib ah”, iyo in dhammaan qeybaha kale ee dalka xayiraad lagu soo rogay.

Maamulka Waqooyiga Kuuriya, oo ka go’doonsan caalamka intiisa kale, ayaa horey u diiday soo jeedin uga timid Kuuriyada Koonfureed ee ah in ay qataan tallaalada Kovacs – iyo sidoo kale dalabyo kale oo wadamo badan uga yimid.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post