585 Views

Ruushka oo dib u howl galiyay dekedda Mariupol

Ruushka oo dib u howl galiyay dekedda Mariupol
____________________________________________________________________________


Arbaco: May 25, 2022



Sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Ruushka dekadda Mariupol ayaa gabi ahaan laga saaray miinada, waxaana ay bilowday inay dib u shaqeyso.

Igor Konashenkov oo ah wakiil ka socday wasaaradda difaaca ayaa sheegay in la soo gabagabeeyay howlihii miino baarista ee dekedda, sida ay ku warrantay warbaahinta Ruushka.

Wakaaladda wararka ee Tass ayaa ka soo xigatay wasaaradda gaashaandhigga Ruushka ,in ka badan 12,000 oo walxaha qarxa ah iyo hub la helay la furfuray.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post