687 Views

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo la hadlay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo  la hadlay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz.
____________________________________________________________________________

Sabti: May 28, 2022

 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa saaka la hadlay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz.

Wuxuu kala hadlay hubka ay siinayaan Ukraine inay tahay arrin halis ah isla markaana ka digay in xaaladda amniga ah iyo tan banii’aadanimo ay faraha kasii bixi karto waa haddii tallaabadaas ay sii wadaan.

Putin wuxuu intaa ku daray in uu diyaar u yahay sidii uu kusoo daabuli lahaa maraakiib siday harruur kuwaas oo ku xayiran dekedaha Ukraine tan iyo duulaankii uu Ruushka ku qaaday halkaas.

Putin wuxuu xaqiijiyay in uu diyaar u yahay in dib loo bilaabo wadahadallada lagu joojinayo dagaalka Ukraine iyo Ruushka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post