687 Views

Ukraine oo heshay hub ay in badan sugeysay

Ukraine oo heshay hub ay in badan sugeysay
____________________________________________________________________________

Talaado: May 31, 202

Sida uu sheegay lataliyaha madaxweynaha Ukraine, Gantaalaha Maraykanka oo gaaraya ilaa 70km ayaa ku filnaan doona ciidamada Ukraine inay iska caabiyaan weerarada Ruushka.

Isagoo la hadlayay kanaalka uu ku leeyahay YouTube qareenka Ruushka Mark Feygin , Arestovych wuxuu sheegay in MLRS (nidaamka gantaalada riddada dheer) ee garaaci kara ilaa 70km ay “nagu filan yihiin ”.

Zelensky iyo saraakiisha kale ee Ukraine ayaa horay u codsaday in lasiyo hubka MLRS si ay uga hortagaan duqeymaha culus ee Ruushka uu ka wado bariga Donbas.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post