501 Views

Gabar suulida aaday oo kadib la kulantay arrin lama filaan ah

Gabar suulida aaday oo kadib la kulantay arrin lama filaan ah
____________________________________________________________________________

Talaado: June 28, 2022

Gabar ardayad ah oo wax ka barata dalka Ingriiska ayaa aad u argagaxday, kadib markii ay suuliga gashay ka hor xilli habeen ah oo ay caloosha xanuunisay kadibna ay ilmo ku dhashay musqusha dhexdeeda.

Haweenaydan oo lagu magacaabo Jess Davis, oo 20 jirsatay maalin kadib markii ay umushay ilmaha,ayaa waxay sheegtay in aysan isku arkin wax caalamad ah oo muujineysa inay uur tahay balse ay dareemeysay in wakhtiyadeeda cadadada ay isdaba mareen.

Sidoo kale caloosheeda wax barar ah ma maysan lahay, balse ay la yaabtay markii ay dhashay wiil 2 kiilo iyo bar ah ah iyadoo musqusha dhex fadhida

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post