447 Views

Madaxweynaha Ukraine oo wacad ku maray in uu dib u hanan doono dhullka ay qabsadeen ciidamada Ruusha

Madaxweynaha Ukraine oo  wacad ku maray in uu dib u hanan doono dhullka ay qabsadeen  ciidamada Ruusha
____________________________________________________________________________


Isniin:July 4, 2022

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa wacad ku maray in uu dib u hanan doono dhullka la qabsaday ay gacanta ku hayaan ciidamada duulaanka soo qaaday Ruusha.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ciidamadiisu ay haystaan hub casri ah oo arrintaasi u sahlaya.

Hadalka Madaxweynaha Ukraine ayaa ku soo beegmaya ka dib markii ay ciidamadiisu ka baxeen Lysychansk, oo ah magaaladii ugu dambeeyay ee ay Ukraine gacanta ku haysay ee bariga gobolka Luhansk.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post