1281 Views

SAWIRO:-Boosaaso oo ka go’day Magaalooyinka kale ee Puntland

SAWIRO:-Boosaaso oo ka go’day Magaalooyinka kale ee Puntland
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 02,, 2019  –Saacadihii la soo dhaafay waxaa roobab daadad wata ay ka da’een deegaano ka tirsan gobolada Bari iyo Nugaal,waxaana roobaabkaas saameyn ku yeesheen deegaano ka tirsan Puntland.

 

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Roobka uu jaray wadooyinka ka baxa iyo kuwaas oo gala Magaalada Boosaaso taas oo keentay in Boosaaso magaalooyinka kale ee Puntland ay ka go’do.

 

Qaar ka mid ah Darawalada Gaadiidka ka Shaqeeya Magalada Boosaaso iyo magaalooyinka kale ee Puntland ayaa waxa ay sheegeen inay xilligaan qabaan dhibaatyin ku aadan inay Shaqadoosa istaagto.

 

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shalay Magacaabay Guddiga gurmadka Fatahaadaha Roobka,waxaana uu sheegay in uu Maanta la shirayo hay’adaha samafalka ee ka howlgalla deegaanada Puntland.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment