423 Views

Boliiska Galkacyo oo Wasaaradda Caafimaad Galmudug ku wareejiyay agab samafal

Boliiska Galkacyo oo Wasaaradda Caafimaad Galmudug ku wareejiyay agab samafal
____________________________________________________________________________

Khamiis: JULY 28, 2022

Taliska ciidanka booliiska dagmada galkacyo ayaa maanta ku wareejiyay wasaarada caafimaadka Galmudug agab samafal oo dhawaan laga soo xaday dagmada caabudwaaq ee gobalka galgufuud kadib hoelgal lix maalmood qaatay oo ay ka sameyeen galkacyo

Agabkaan oo 1501 bundadoood guud ahaan ayaa 760 ka Mid ah saaka si rasmi ah maamulka dagmada galkacyo waxa uu ku wareejiyay masuuliyiintii wasaarada caafimaadka

Taliyaha saldhiga booliiska dagmada galkacyo kabtan cali xirsi sahal iyo duqa dagmada galkacyo ayaa ugu horeyn ka hadlay madasha lagu wareejinayay agabkaan samafalka ee laga soo xaday caabudwaaq

Wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka galmudug Dr Mahad caabi ciise ayaa sheegay in agabkaan lagu wareejiyay ay keentay hay’adda Unicef qeybinteeedana ay wakiil uga ahaayeen ururka new way isagooo dhanka kalana ka warbixiyay cidda loogu talagalay agabkaan samafalaka ah

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post