828 Views

War deg deg ah: ku dhawaaqistii Golaha wasiirada oo dib u dhacay magacyada Wasiirada

War deg deg ah: ku dhawaaqistii Golaha wasiirada oo dib u dhacay magacyada Wasiirada
____________________________________________________________________________

Isniin: AUGUST 1, 2022

Wararka ka imaanaya Xarunta madaxtooyada ayaa sheegaya in laga yaabo in dib uu u  dhaco caawa ku dhawaaqista Golaha Wasiirada.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in dib u dhacaan uu ka yimid Xildhibaanada Gobolada Waqooyi oo gaaraya 61 Xubnood oo masuugay qofka loo magacaabayo Raisal Wasaare ku-xigeenka.

Warar hor dhac ah oo uu Helay Goban ayaa sheegaya in Magacyada Wasiirada la soo wado ay yihiin kuwaas hoos ku qoran.

Beesha Hawiye 

  1. Xil. Maxamuud Cabduraxmaan Beene Beene – Gugundhabe  (Qorsheynta)
  2. Xil. C/rasaq Maxamed Cumar – Xawadle
  3. Axmed Macalim Fiqi – Habargidir (Arrimaha Gudaha)
  4. Xil. Cali Xaaji – Gaaljecel (Caafimaadka)
  5. Xasan Macalin Maxamuud – Murursade  (Dastuurka)

Beesha Daarod 

  • Xil. Fardowso Cusman Cigaal – Leelkase 
  • Abshir Cumar Huruuse – Majerten (Arrimaha Dibadda)
  • Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) – Mareexan  (Amniga)
  • Jaamac Khalif – Dhulbahante  (Kaluumeysiga)
  • Xil. Siciid Dahir – Warsangeli  (Hawlaha guud & guriyeynta) 
  •  

Beesha Dir 

  1. Xil. Biixi Iiman Cige – Ciidagale ahna Raisul Wasaare Ku Xigeen
  2. Cabdullaahi Cadde – Habar Yoonis 
  3. Xil. Ismacil Cabdiraxmaan Sh Bashir – Habar Jeclo 
  4. Xil. Cilmi Maxamed Nuur – Samaroon (Maaliyadda)
  5. Xil; Jamac Taqal Cabbaas – Gaadsan
  6. Xil. Axmed Xasan – Surre 

Digil & Mirifle 

  1. Sh. Mukhtar Robow Abuu Mansuur- Leeysan (Aqwaafta)
  2. Cabdulqaadir Maxamed Nuur {Jaamac} – Jiroon (Gaashaandhigga)
  3. Xil. Axmed Nuunow – Dabarre
  4. Xil. Jibril Cabdirashid Xaaji – Garre 
  5. Ilyas Xasan – Eelay 

Beesha Shanaad

  1. Faarax Sh Cabdulqaadir – Rer Aw Xasan (Waxbarashada)
  2. Da’ud Aweys – Jareerweyne  (Dekadaha & Gaadiidka Badda)
  3. Xil. Khadija Maqzuumi – Banadiri
  4. Xil. Mowlid Cabdi – Ajuuraan 
  5. Xil. Khadija Diriye – Yaxar 

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post