456 Views

Mareykanka oo Digniin Cusub kasoo Saaray in weeraro ay Al-Shabaab markale ka fuliso Itoobiya

____________________________________________________________________________

Talaado: august 2, 2022

Taliyaha xilka ka sii tegaya ee taliska AFRICOM, Jeneral Stephen Townsend oo warbixin siinayey waaxda difaaca dalka Maraykanka ayaa ka hadlay weeraradii ugu dambeeyey ee Al-Shabaab, gaar ahaan duulaankii ay ku qaaday Itoobiya.

Jeneral Stephen Townsend ayaa shaaca ka qaaday in aan la dhayalsan karin kooxdaan, wuxuuna ka digay halis ka dhan ah dowlad deegaanka oo ay haatan wado Al-Shabaab.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post