528 Views

Maraakiibta ganacsiga oo lagu qasbay inay ka leexdaan Taiwan xiisadda darteed

Maraakiibta ganacsiga oo lagu qasbay inay ka leexdaan Taiwan xiisadda darteed
____________________________________________________________________________

Khamiis: August 4, 2022

Maraakiibta ganacsiga oo lagu qasbay inay ka leexdaan Taiwan xiisadda darteed

Dhoolatuska milatari ee ka socda Taiwan ayaa ku qasbay maraakiibta in ay ka weecaan ku safridda mid ka mid ah marin-biyoodyada ugu mashquulka badan adduunka.

Ku dhowaad kala bar maraakiibta xamuulka qaada ee caalamka iyo 88% maraakiibta ugu waaweyn dunida ayaa sanadkan maray marin-biyoodka Taiwan, sida laga soo xigtay Bloomberg.

Carqaladeynta maalmahan socotay ayaa la filayaa inay saameyn ku yeelato silsiladaha saadka oo ay keento dib-u-dhac ku yimaada maraakiibta caalamiga

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post