441 Views

Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Macaweysley iyo alshabaab oo ka socda Dagmada Matabaan

Dagaal  u dhaxeeya Ciidamadda Macaweysley iyo alshabaab oo ka socda Dagmada Matabaan
____________________________________________________________________________

Arbaco:AUGUST 10, 2022

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidamadda Macaweysley iyo Dagaalamayaal ka tirsan As ayaa haatan ka socda deegaanka Qabno oo hoostaga Dagmada Matabaan.

Wararkii u dambeeyay ee dagaalka ayaa sheegaya in ku dhawaad 8 qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa ku dhintay weerar ay ciidanka Macawisleeyda ku qaadeen meel u dhaw deegaanka qabno oo aay Al shabaan ku sugnaayeen.

Dagaal ayaa ayaa waxaa dib kaga soo biiray Cidanka Dowladda Federaalka oo Gurmad siiyay macawisleeydii Dagaalka qaaday.

Isgaarsiinta degaanada beergadiid ayaa hawada ka maqan waxaana adag in la helo xog rasmi ah oo ku aadan dagaalkan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post