630 Views

Jeneraal Cabdi Qeybdiid oo ku Xanuunsanaya Turkiga iyo shaki laga qabo mar uu Booqday Villa Somaliya.

Jeneraal Cabdi Qeybdiid oo ku Xanuunsanaya Turkiga iyo shaki laga qabo mar uu Booqday Villa Somaliya.
____________________________________________________________________________

 
Talaado: January 18, 2022

Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in uu halkaasku Xanuunsan yahay Jeneraal Cabdi Qeybdiid Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya ahna Seneter ka tirsan Dowlada dhexe ee Somaliya.

 Jeneralka ayaa la sheegay in ay caloosha barartay waxaana la sheegay in xanuunkaas uu ku soo booday saacado kadib Markii uu Booqday Villa Somaliya. Xili uu isku dayayay in uu dhex galo Qilaafka Farmaajo iyo Rooble, tasi oo shaki abuurtay in Jananka wax loogu daray shaaha..

Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in Qeybdiid uu ka jabay lugta Midig kadib markii uu ka soo laabtay magaalada Dhuusamareeb oo uu ku guuleestaySeneter.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post