402 Views

Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Iran oo sheegtay in ay hal milyan oo dhalo oo biyo ah geyneyso magaalada Hamadan

Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Iran oo sheegtay in ay hal milyan oo dhalo oo biyo ah geyneyso magaalada Hamadan
____________________________________________________________________________

Axad: AUGUST 21, 2022

Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Iran ayaa sheegtay in ay hal milyan oo dhalo oo biyo ah geyneyso magaalada Hamadan, halkaas oo ay ka jirto biyo la’aan daran. Durba waxaa bilaatay qeybinta biyaha magaalada, oo ku taal bartamaha galbeedka Iran.

Gudoomiyaha degmada ayaa sheegay in meelaha qaar ay si aad ay biyaha u go’an yihiin. Biyo-xireenka Ekataban oo inta badan biyaha gobolka ka soo baxa ayaa maraya heerkii ugu hooseeyay – iyadoo ay ugu wacan tahay abaarihii u dambeeyay iyo wax lagu tilmaamay maamul xumo dhanka isticmaalka ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post