381 Views

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta oo la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya kalana hadlay Dagaalka Al-shabaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta oo  la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya kalana hadlay Dagaalka Al-shabaab
____________________________________________________________________________

Isniin: AUGUST 22, 2022

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya Marwo Kate Foster.

Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay iskaashiga xasilinta Amniga deegaanada laga saaray Kooxda Al-shabaab.

Sidoo kale kulanka waxaa diiradda lagu saaray wax ka qabashada abaaraha dalka jira iyo sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameysay.

Boqortooyada Ingiriiska ayaa Soomaaliya ka taageerta dhinacyo badan oo ay kamid tahay Amniga.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post