351 Views

Ra’iisul Wasaare Hamse Cabdi Barre oo magaalada Tunis kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti

Ra’iisul Wasaare Hamse Cabdi Barre oo magaalada Tunis kula kulmay  Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti
____________________________________________________________________________

Sabti: AUGUST 27, 2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamse Cabdi Barre, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti, Abdoulkader Kamil Mohamed.

Waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah, isagoo uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Jabuuti taageerada ay la garab taagan yihiin bulshada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka qeyb galaya shirka madasha Tunis oo ay ka soo qeyb galeen hoggaamiyeyaasha Afrika iyo Bulshada Caalamiga.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post