504 Views

KamAc Ducaale walaalkeed oo oo ka Hadlay geerideeda Walaashiis

____________________________________________________________________________

Axad: AUGUST 28, 2022

Maxamed Cusmaan Xasan Ducaale oo ay walaalo ahaayeen marxuum Kamac Cusmaan Xasan Ducaale oo Muqdisho ku geeriyootay ayaa waxaba kama jiraan ku tilmaamay wararka la isla dhex marayo ee sheegaya qaabka ay u dhimatay gabadhaas.

Maxamed oo muuqaal iska soo duubay ayaa sheegay inuu isaga yahay qofka ugu weyn qoyska, isla markaasna uu xaqiijinayo in waxyaabaha lagu faafiyey baraha bulshada ay yihiin waxaba kama jiran.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post