591 Views

Ciidamada Macawisleyada oo Saakay weerar ku Qaaday alshabaab

Ciidamada Macawisleyada oo  Saakay weerar ku Qaaday alshabaab
____________________________________________________________________________

Axad: SEPTEMBER 4, 2022

Ciidamada Macawisleyada ayaa Saakay weerar ku Qaaday Degaanka Geed-weyne oo u dhaxeyo Degmada jalalqasi iyo Degaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan,

Wararka Ayaa Sheegay inu halkaas Dagaal kooban AS iyo kooxada Macawisleyada ku dhaxmaray Waxaana La Soo Wariyay khasaara Dagaalka kadhashay.

Weerarka Macawisleyada ee Nawaaxiga Degmada jalalqasi ayaa imaaneyso Xili inta badan Gobolka Hiiraan Ciidanka Degaanka aay is Abaabul Ka dhan AS ka bilaabeen,

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post