372 Views

Ciidamada Jubbaland oo howgallo ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

Ciidamada Jubbaland oo howgallo ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose
____________________________________________________________________________


Talaado: September 26, 2022

Ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose.

Saraakiisha hoggaamineysa howgalka ayaa sheegay in howgalka ay si gaar ah uga sameeyeen degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Saraakiisha ayaa sheegay in ay sii wadayaan howgalka inta gacanta lagu dhigayo deegaannada ay Al-shabaab kaga sugan yihiin maamulka Jubbaland.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post