Wasiirka arrimaha gudaha Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in dowladdu ay meel mari doonto sharci xadidaya maalgelinta argagixisada
. Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee lacagaha canshuurta ah siisa Al-Shabaab, sidoo kale waxay dowladdu…