2142 Views

Sawirrada Taliyaha Xoogga Dalka oo lagu soo dhaweeyey Kismaayo

Sawirrada Taliyaha Xoogga Dalka oo lagu soo dhaweeyey Kismaayo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 13, 2018 – Magalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa Maanta gaarey wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidamada Xoogga adlka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland,iayda oo intaasi ka dib loo la geeyey Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo

Saacadaha nasoo aadan ayaa la filayaa in uu la kulmo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe),iyaga oo ka wada hadli doona dardar helinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Sidoo kale taliye Gorod ayaa waxa uu booqan doonaa Xeryaha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Magalada Kismaayo iyo deegaanada kale si uu ugu kuurgalo xaaladooda.

Gorod-KISMAAYO-6 Gorod-KISMAAYO-5 Gorod-KISMAAYO-4 Gorod-KISMAAYO-3 Gorod-KISMAAYO-2 Gorod-KISMAAYO-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment