972 Views

Mucaaradka Somaliland oo eedeyn u jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi

Mucaaradka Somaliland oo eedeyn u jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 18, 2020 –Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay go’aankii maanta uu madaxweynaha Somaliland ka qaatay in Hargeysa uu yimaaddo Farmaajo.

 

Waxaa sheegay in Madaxweyne Muuse uu is badalay markii uu arkay Sidda ay u diidan yihiin booqashadda Farmaajo Shacabka Somaliland.

 

 

 

“Waxani waa wax ay ku soo heshiiyeen markuu arkay mawjaddii shacabka Somaliland ayuu is baddalay, xogo kalana waan hayaa iyo waxaa ku kallifaya”

 

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhaweeyay raalli gelintii madaxweyne Farmaajo uu u jeediyay Somaliland balse waxa uu meesha ka saaray in Farmaajo uu booqasho ku tego Hargeysa.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment