234 Views

Fallaagada Tigray oo sheegay inay isaga baxeen deegaanno ka tirsan gobolka Amxaarada oo ay heysteen muddo ka badan bil.

Fallaagada Tigray oo  sheegay inay isaga baxeen deegaanno ka tirsan gobolka Amxaarada oo ay heysteen muddo ka badan bil.
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 3, 2022

Fallaagada Tigray ayaa sheegay inay isaga baxeen deegaanno ka tirsan gobolka Amxaarada oo ay heysteen muddo ka badan bil.

Bayaan laga akhriyay teleefishinka Tigray ayaa sheegay in sababta ay ciidamada TPLF isaga baxeen halkaas ay tahay inay u wareegaan goobo kale si ay ‘u xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah ciidamada Itoobiya iyo xulufadooda Eritrea’.

Dowladda Itoobiya weli kama aysan hadlin arrintani.

Sawirro lagu qaaday Satellite-ka ayaa muujinayay ciidamo badan iyo saanad militeri oo lagu uruurinayo xadka Itoobiya uu la wadaago Eritrea.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post