348 Views

Liibiya Laanta dowladda u qaabilsan xaaladda dadka maqan oo sheegtay in xabaal-wadareedyo ay ku aasan yihiin 42 meydad ah

Liibiya Laanta dowladda u qaabilsan xaaladda dadka maqan oo  sheegtay in xabaal-wadareedyo ay ku aasan yihiin 42 meydad ah
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 3, 2022

Laanta dowladda u qaabilsan xaaladda dadka maqan ayaa sheegtay in xabaal-wadareedyo ay ku aasan yihiin 42 meydad ah laga helay magaalada xeebta ku taalla ee Sirte.

Lamana aqoonsan meydadka, Waxaana deegaanka laga helay meydadka ka talin jirtay kooxda la magac baxday dowladda islaamka intii u dhexeeysay 2015 ilaa 2016.

Sanadkii 2018-kii ayay aheyd markii 34 masixiyiin Itoobiyan ah meydadkooda laga helay meel u dhaw magaalada Sirte.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post