270 Views

Khubaro tijaabiyay qaab looga maarmi karo in dhirta la jaro si dhuxul looga dhigo

Khubaro tijaabiyay qaab looga maarmi karo in dhirta la jaro si dhuxul looga dhigo
____________________________________________________________________________

Axad: October 9, 2022

Xaalufinta dhirta ayaa ah mushkilad Soomaaliya ka jirtay tan iyo qaran jabkii 1991-kii.

Abaarta soo noq-noqotay iyo nabaad-guurka ayaa la sheegay inay ka dhasheen dhirta la jarayo.

Khubaro ka tirsan kulliyada culuunta deegaanka iyo beeraha ee Jaamacadda Umadda ayaa tijaabiyay qaab looga maarmi karo in dhirta la jaro si dhuxul looga dhigo.

Khubaradan hindisahooda cusub ayaa ku salaysan in dhuxusha laga sameeyo sabuulka galleyda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post