342 Views

Hoggaamiyihii Afgambiga Burkina Faso oo noqonaya Madaxweyne Ku maal gaar ah

Hoggaamiyihii Afgambiga Burkina Faso oo noqonaya Madaxweyne Ku maal gaar ah
____________________________________________________________________________

Sabti: OCTOBER 15, 2022

 Ninkii hoggaaminayey afgambigii ugu dambeeyey ee ka dhaca dalka Burkina Faso ayaa loo magacaabay Madaxaweynaha Ku meel Gaarka ah ee dalkaa tan iyo inta doorashada laga qabanayo dalkaa bisha Julay 2024.

Golaha Qaranka ee dalkaa ayaa ku dhawaaqay in kabtan Ibrahim Traoré aan loo oggolaan doonin in uu isu soo sharraxo doorashooyinka .

Wuxuu talada kala wareegay labo toddobaad ka hor Lt-Gen Paul-Henri Damiba,oo isaga laftiisa sameeyey afgambi bishii Jannaayo isagoo maamulkii xilligaas ku eedeynaya in a awoodi waayeen in ay wax ka qabtaan maliishiyooyinka Islaamia ah .

Weerarada kooxahaas ayaa sii xoogeystay ka dib markii jananku awoodda qabsaday taas oo keentay in Capt Traoré uu awoodda xoog kaga tuuro

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post