354 Views

Tobaneeyo maleeshiyaad ah oo lagu dilay weerarrada cirka ee Mali

Tobaneeyo maleeshiyaad ah oo lagu dilay weerarrada cirka ee Mali
____________________________________________________________________________

Arbaco: OCTOBER 19, 2022

Ciidamada Mali ayaa sheegay in 50 dagaalyahan ay ku dileen duqeymo cirka ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Tessalit ee waqooyiga gobolka Kidal, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda ee ORTM.

Duqeymaha ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay ku sugnaayeen kooxo mintidiin ah.

Duqeymahan cirka ah ayaa kusoo beegmaya maalin kadib markii l walxaha qarxa lagu dhuftay kolonyo ay wateen ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay oo ay ku dhinteen afar askari oo Chad ah, labo kalena ay ku dhaawacmeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post