261 Views

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya oo kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Dowladda Algeria

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya oo  kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Dowladda Algeria
____________________________________________________________________________

Axad: OCTOBER 30, 2022

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Dowladda Algeria Mudane Kamel Rezig, kulankaas ayaa ka dhacay Magaalada Algiers ee caasimadda Dalka Algeria.

Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin dedaalka Dowladda ee dib-u-u-habeynta Maaliyadda, Barnaamijka Dayn-cafinta iyo wadaagga fursadaha ganacsiga ee Soomaaliya iyo Algeria.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post