264 Views

Hanti dhowraha oo soo bandhigay malaayiin dollar oo la waayey 2021

Hanti dhowraha oo soo bandhigay malaayiin dollar oo la waayey 2021
____________________________________________________________________________

Talaado: November 22, 2022

 Hanti dhowraha guud ee qaranka, Dr. Maxamed Cali Afgooye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin sanadle ah oo ku aadan hab maamulka maaliyadeed ee dowladda ee sanadkii hore 2021.

Afgooye ayaa warbixintiisa diirradda ku saaray dhinacyo badan, sida xisaab xirka miisaaniyadda ee 2021-kii, taas oo gaareysay $666 milyan oo Dollar, isaga oo ka hadlay sida loo maareeyey deeqihii la helay iyo Covid-19 oo mar labaad soo laba kacleeyey.

Hanti dhowraha qaranka ayaa shaaca ka qaaday inuu baaris ku sameeyey illaa 29 hay’adood oo ka mid ah 67-da hay’adood ee dowladda iyo sidoo kale laba safaaradood.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post