1488 Views

Facebook-ga General Odowaa oo ‘burcad’ dhanka Internet-ka ah la wareegtay

____________________________________________________________________________


Axad: December 19, 2021


Sida ay qortay wakaaladda Wararka ee SONNA, bogga rasmiga ee uu Facebook ku leeyahay taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Odawa Yusuf Rage ayaa maamulkeeda lala waeegay, kaddib markii ‘burcad’ dhanka Internet-ka ay jabsatay.

“Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu Dhammaan Bulshada soomaaliyeed la socodsiineynaa in la jabsaday Page-ka uu Baraha Bulshada ku lahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Odawa Yusuf Rage” ayaa lagu yiri qoraal lagu soo daabacay bogga wakaaladda warraka ee SONNA.

Sidoo kale arintaan ayaa ku soo aadysa xili Bogaas la sheegay in ay ku jiraan Dukumiintiyo iyo waxyaabo kale.

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post