243 Views

Dhaawaca Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Axmed Doodishe oo ku dhaawacmay weerarka lagu qaaday hotel Villa Rosa oo xaaladiisa soo hagaagayso.

Dhaawaca Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Axmed Doodishe oo  ku dhaawacmay weerarka lagu qaaday hotel Villa Rosa oo xaaladiisa soo hagaagayso.
____________________________________________________________________________

Isniin: NOVEMBER 28, 2022

Warar kala duwan ayaa ka soo baxa qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan aagga godka Jilicow oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Ugu horeyn qarax weyn loo maleynayo is-miidaamin ayaa dhacay, kadibna waxaa xigay qaraxyo kale iyo rasaas toos ah.

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Axmed Doodishe ayaa ku dhaawacmay weerarka lagu qaaday hotel Villa Rosa oo u dhow Villa Somalia

disho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post