297 Views

Taliye Xijaar Oo Mushaarka Ka JJaratay Qaar Kamid ah Askarta Booliiska KG.

Taliye Xijaar Oo Mushaarka Ka JJaratay Qaar Kamid ah Askarta Booliiska KG.
____________________________________________________________________________

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliya Mudane Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Mushaaradkii ka goostay qaar kamid ah Ciidamada Booliiska KG, isga oo iska indha tiray taliye Amiin Maxamed Cusmaan Mad daruur oo u hajabay siyaasiinta Iyo midoowga musharxiinta KG sheegayna in uu soo ridayo diyaaradooda hadii ay isku soo dayaan in ay yimaadaan baydhabo.

Taliye Amiin ayaa beegsi joogta ah ku hay a cid kasta oo ka aragti duwan madxweynaha mudda Xileedkiisa Dhammaday ee laftagareen.

G/Sare Amiin mad daruur  ayaa dhowr mar laga helay codad isga oo awoodii lagu ilaalin lahaa shacabka u adeegsanay in uu ku hajuumo shacabka iyo Siyaasiinta Maamulkaasi.

Ilaa hada lama oga sababta uu taliye xijaar  mushaardka kaga goostay qaar kamid ah ciidamada booliiska ah maamulka KG.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post