309 Views

Jaamacad fadhigeedu yahay Muqdisho oo aqoon isweydaarsi ku qabatay Holland [VIDEO NEWS]

Jaamacad fadhigeedu yahay Muqdisho oo aqoon isweydaarsi ku qabatay Holland [VIDEO NEWS]
____________________________________________________________________________

Khamiis, 22 December: [QARANIMO ONLINE] Prof. Abdulkadir Basheer & Prof. Florence Morris oo ka mid ah hormuudka Jaamacadda Accord ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa kulan ay la yeesheen qaar ka tirsan jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Netherland ku soo bandhigay fursadaha waxbarashada [E-Learning] ee ay bixiso Jaamacadda Accord faracyadeeda kala duwan.


Kulankan oo ka dhacay Magaalada Hilversum, ayaa isugu jiray aqoon isweydaarsi & tababar, waxaana laysku weydaarsaday sida looga faa’ideysan karo fursadaha waxbarasho ee ay bixiso Jaamacadda.


Aqoonyahanadii kulankaasi ka qeybgalay ayaa soo bandhigay aragtidooda ku aadan waxtarka waxbarashada [E-Learning], waxayna kaga mahadceliyeen Jaamacadda Accord qabanqaabada kulankaasi.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA VIDEO-GA

Aqoon isweydaarsi looga hadlayay dhiirafelinta E Learning oo labgu qabtay Netherland – YouTube

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post