657 Views

Schoolkii Galmudug ay ka dhisatay Bohol Maxuu isku Badalay ?

Schoolkii Galmudug ay ka dhisatay Bohol Maxuu isku Badalay ?
____________________________________________________________________________

ISNIIN : November 14, 2021

Goobaha Waxbarashada Galmudug ayaa u Muuqda kuwa Culeys wajahaya Marka Loo Eego Xaalada Galmudug ay noqotay Maalmihii la Soo dhaafay.

Galmudug gaar ahaan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug waxay dhawaan Deegaanka Bohol ee Galgaduud ka Hirgalisay iskuulka.

nasiib daro Hadda Schoolkaas Ayaa umuuqda Goob ay Deegaanadeena Ciidamada Ahlusuna Waljameeca ee dhawaan Galmudug kula dagaalamay Gurceel.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post