774 Views

Doorashada Somaliland oo Bari dhacaysa oo ay isku soo sharaxeen haween badan

Doorashada Somaliland oo Bari dhacaysa oo ay  isku soo sharaxeen haween badan
____________________________________________________________________________


.

May 30 2021

Maanta oo keliya ayaa inaga xigta doorashooyinkii isku sidkanaa ee baarlamaanka Jamhuuriyadda iskeeda madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland iyo golaha deegaanka oo qorshaysan maalinta berri ee 31 May in ay qabsoomaan.

Baarlamaanka Soomaaliland ee hadda jira haweenku waa hal gabadh oo keliya. Waxaana hadda sharraxan haween dhowr ah, inkasta oo ay wejahayaan caqbado kala duwan. Halgankaa ah in haween badani doorkan soo baxaan, ayaa waxaa qayb ka ah ololaha Hiil Haween, oo ay bilaabeen hablo si mutaddawacnimo ah ugu ololaynaya haweenkaas, dhanka kalena ka kaabaya xagga qaaraanka.

Haddaba Muna Xuseen Khaliif oo halwadeennada Hiil Haween ka mid ah, ayaa sheegtay in Sanadkaan ay doonayaan in ay ku soo baxaan Doorashada haween badan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post