255 Views

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu dhammaystay muddadii laba sannadood

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo  laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu dhammaystay muddadii laba sannadood
____________________________________________________________________________

Khamiis: DECEMBER 22, 2022

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu dhammaystay muddadii laba sannadood ee maxkamadda Rafcaanka Hargeysa ku xukuntay.

Bilowgii bishii Febaraayo ee sannadkan sii dhamaanaya ayaa Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon. Balse xeer Ilaalinta ayaa racfaan ka qaadatay Go’aanka maxkamadda gaartay.

Waxayna taasi horseedday in Cabdi Maalik uu xabsiga ku sii jiri tan iyo wixii ka horreeyay maanta oo uu xorriyaddiisa dib u helay. Booliiska Somaliland ayaa xiray bishii August ee sanadkii aanu soo dhaafnay xabsiga u taxaabay Cabdi Maalik

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post