1758 Views

Taliyaha Ciidanka Boliska Sareeyo Gaas Xijaar oo Dalka Jabuuti tababar ugu soo xirey Dufcadddii 15.aad ee Ciidanka Daraawiishta Booliska.

Taliyaha Ciidanka Boliska Sareeyo Gaas Xijaar oo  Dalka Jabuuti tababar ugu soo xirey Dufcadddii 15.aad ee Ciidanka Daraawiishta Booliska.
____________________________________________________________________________


khamiis: December 9, 2021

Taliyaha Ciidanka Bpoliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed iyo wafdi saraakiil ah uu hoggaaminaayey ayaa Dalka Jabuuti tababar ugu soo xirey Dufcadddii 15.aad ee Ciidanka Daraawiishta Booliska.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Jabuuti ayay ciidamada ku soo bandhigeen gaado ka cayaar iyo dhoolatus ku saabsan tababarka ay qaateen, iyagoo bixiyay salaam Sharaf.

Taliyaha Ciidanka Bpoliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa kula dardaarmay booliska tababarka loo soo xiray inay isu diyaariyaan difaacidda Qaranka, ayna ka hortagaan cidkasta oo wax u dhimeysa Qaranimada Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post