168 Views

Xarunta Xuquuqul Insaanka Somaliland oo sheegtay in ciidamada Somaliland tacdiyo ka gaysteen magaalada laascaanood

Xarunta Xuquuqul Insaanka Somaliland oo sheegtay in ciidamada Somaliland tacdiyo ka gaysteen magaalada laascaanood
____________________________________________________________________________

Talaado: January 3, 2023

Xaruunta madaxa bannaan ee xuquuqal insaanka Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa cambaareeyey qaabka ciidamada Somaliland ula dhaqmayaan dadka mudddaharaadka ka wada magaalada Laasacaanood ee gobolka isla markaana ka carysan sida ay sheegeen dilalaka joogtada ah ee loo gaysto dadka wax galka bulshada ah.

Yaasmiin Cumar Xaaji Maxamuud oo ah guddoomiyaha Xaruuntan ayaa BBC-da u sheegtay in ay diiwaan galiyeen dhimasho dhaawac iyo xarig loo gaystay mudaharaadayaasha Laasacaanood maalmihii ay rabshaduhu socdeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post