285 Views

Hoos u dhac ku yimid tirada bulshada Shiinaha markii ugu horreysay muddo 60 sano ah iyadoo diiwaanka carruurta dhalaneyso uu gaaray heerkii ugu hoseeyay

Hoos u dhac  ku yimid tirada bulshada Shiinaha markii ugu horreysay muddo 60 sano ah iyadoo diiwaanka carruurta dhalaneyso uu gaaray heerkii ugu hoseeyay
____________________________________________________________________________

.

 
Talaado: January 17, 2023

Hoos u dhac ayaa ku yimid tirada bulshada Shiinaha markii ugu horreysay muddo 60 sano ah iyadoo diiwaanka carruurta dhalaneyso uu gaaray heerkii ugu hoseeyay- tusaale 1000 qof waxay dhalaan 6.77 carruur ah.

Tirada bulshada Shiinaha sanadkii hore waxay gaartay-1.4118 billion- tiradaas oo ka yar 850,000 qof tiradii la diiwaangeliyay sanadkii 2021-ka.

In muddo ah waxaa uu hoos dhacayay tirada carruurta Shiinaha, arrintaas oo keentay in isbaddal lagu sameeyo siyaasaddii ilma dhalidda lagu yareyanayay.

Markii ugu dambeysay uu hoos dhac yimaado tirada dadka Shiinaha waxay aheyd lixdamaadkii markaasoo uu dalkan la daalaa dhacayay dhibaatooyin ka dhashay macluul.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post