372 Views

Canada oo soo cisahatay muwaaddiniin Suuriya uga xayirnaa

Canada oo soo cisahatay muwaaddiniin Suuriya uga xayirnaa
____________________________________________________________________________

Axad: January 22, 202

Canada ayaa oggolaatay inay dib u soo celiso 23 ka mid ah muwaadiniinteeda kuwaas oo lagu xiray xeryo ku yaal Suuriya oo lagu tuhunsanaa iney ka mid ahaayeen Dagaallamayaasha ururka IS iyo qoysaskooda.

Dadkaasi oo isugu jira 4 rag, 6 haween ah iyo 13 carruur ah.

Tiradaasi ayaana noqoneysa dadki ugu badnaa oo ay Canada oggolaato in dalkeeda dib looga soo celiyo.

Ilaa iyo hadda Faransiiska iyo Netherland ayaa muwaaddiniintooda u oggolaaday iney Suuriya ka soo ceshtaan.

Kumannaan ajaanib ah ayaa weli ku haray xeryahaasi, ay maamulaan xoogagga Kurdiyiinta.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post