534 Views

Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim oo ku soo baxay doorashada Kursiga Hop147 ee Taliye Mahad Salaad uu horay ugu fadhiyay

Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim oo  ku soo baxay doorashada Kursiga Hop147 ee Taliye Mahad Salaad uu horay ugu fadhiyay
____________________________________________________________________________

 

 

Arbaco: February 1, 2023 

 Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga Hop147 ee deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug isagoo kaga Guuleystay Musharrax Aamino Tahliil Warsame oo la tartantay.

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa doorashada Kursigaan maanta ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb iyadoo ay ka qeyb galeen Munaasabadda Masuuliyiin Heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed ah.

https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-8756589205009556&output=html&h=60&slotname=1002323234&adk=625159017&adf=2194763747&pi=t.ma~as.1002323234&w=468&lmt=1675238637&format=468×60&url=https%3A%2F%2Fradiorisaala.com%2Fyaa-ku-guuleystay-doorashada-kursigii-uu-banneeyay-mahad-salaad%2F&wgl=1&uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMC4xLjAiLCJ4ODYiLCIiLCIxMDkuMC41NDE0LjEyMCIsW10sZmFsc2UsbnVsbCwiMzIiLFtbIk5vdF9BIEJyYW5kIiwiOTkuMC4wLjAiXSxbIkdvb2dsZSBDaHJvbWUiLCIxMDkuMC41NDE0LjEyMCJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxMDkuMC41NDE0LjEyMCJdXSxmYWxzZV0.&dt=1675238615331&bpp=3&bdt=42410&idt=3&shv=r20230125&mjsv=m202301240101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3Dd8e1c1654a31fbf0-22148bf196db00f4%3AT%3D1675238410%3ART%3D1675238410%3AS%3DALNI_MYo0hY8p1hIfWZI8Py_yNltLtcGZQ&gpic=UID%3D0000099c052e2878%3AT%3D1675238410%3ART%3D1675238410%3AS%3DALNI_MaV85DPxgdYiTF6CnNlTGVCEXFvbw&prev_fmts=300×250%2C300x600%2C0x0%2C1005x124%2C468x60%2C300x250%2C300x250%2C300x250%2C970x90&nras=2&correlator=7251388733331&frm=20&pv=1&ga_vid=484116962.1620205285&ga_sid=1675238574&ga_hid=1406853579&ga_fc=1&u_tz=180&u_his=4&u_h=1024&u_w=1280&u_ah=984&u_aw=1280&u_cd=24&u_sd=1&dmc=2&adx=212&ady=1879&biw=1263&bih=856&scr_x=0&scr_y=395&eid=44759876%2C44759927%2C44759842%2C31071855%2C31071578&oid=2&psts=AD37Y7tzpYALe4dP-59sxYETqn1zbLkpvUkH5ohAAcyN-v9k9-f7b1-c7sE9sEF46rTgc4RQvZJq8yevOV-02H4%2CAD37Y7vKXinX96ftRSAo1opx-mRshPayjqTGgzb4fLh8YR8ljFuArAl6cd-UMqMghyQrDgcMSHY_4E_mcNYq1UU%2CAD37Y7sYfHLJMxTczdxCnJoxxXjJZ0qjG6Af72RbpyZQSKwG7J19jsZzMRiFXhVX4A3uuv7-NuLfI8VUE_8CRP23HQZqCQghXgyNS0c0sVTY&pvsid=553154951787194&tmod=507793543&uas=1&nvt=1&ref=https%3A%2F%2Fradiorisaala.com%2F&eae=0&fc=896&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C984%2C1280%2C856&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=0&bc=31&ifi=10&uci=a!a&btvi=2&fsb=1&xpc=LKL5h8lpeT&p=https%3A//radiorisaala.com&dtd=22071 Kursiga Hop147 waxaa baneeyay Agaasimaha Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post