342 Views

Wasiirka amniga Jubbaland oo kormeeray xerooyinka Ciidanka Xoogga ee Degmada Afmadow

Wasiirka amniga Jubbaland oo kormeeray xerooyinka Ciidanka Xoogga ee Degmada Afmadow
____________________________________________________________________________

Wasiirka Wasaaradda amniga Jubbaland, Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) oo uu weheliyo taliyaha qaybta 43aad ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta kormeeray xerooyinka ciidamada ee degmada Afmadow.

Taliayaha ciidanka Darawiishta ee maamulka Jubbaland Jeneraal, Ismaaciil Saxardiid Keydsane ayaa ciidamda faray in ay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah khawaarijta oo looga saarayo degaannada ay nabad-diidku kaga sugan yihiin Jubbaland.

Taliya ayaa intaa ku daray in magaalada Afmadoow ay noqon doonto hooyada halgenka iyo saldhigga laga abaabulayo guluf ka dhanka ah khawaarijta, isagoo xusay in ay haatan si weyn ugu diyaar garoobeen dabar goynta argagixisada.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post